XAYEYSIISKA LACAGTA AH
Xayeysiisyada Meta
Xayeysiis Facebook ama Instagram ah oo gaara dadka ku habboon ganacsigaaga.
Ku saabsan adeeggan
Ganacsiyada leh adeeg ama badeeco cad oo doonaya inay tijaabiyaan xayeysiiska Facebook ama Instagram.
Waxa aad helayso
Campaign ku dhisan hadaf, audience iyo miisaaniyad lagu heshiiyey, iyo warbixin natiijooyinka sharxaysa.
Ka hor bilowga
Waxa aad iibinayso, hadafka campaign-ka iyo miisaaniyadda xayeysiiska
Lacagta Meta Ads waxay ka gooni tahay khidmadda maamulidda. Iib, leads iyo ansixinta xayeysiiska lama dammaanadqaado.
