DAHIRDIGITAL STUDIO
DAHIR DIGITAL STUDIO

Logo-ga iyo xogta rasmiga ah

Logo-ga asalka ah ee studio-ga iyo xiriirrada rasmiga ah ee Dahir Omar Mohamed.

AQOONSIGA STUDIO-GA

DAHIR DIGITAL STUDIO

Maamulka baraha bulshada, diyaarinta Facebook Page, Meta Ads, AI Content Creation iyo Video Editing.

Aasaasaha
Dahir Omar Mohamed

Markaad studio-ga soo bandhigayso, isticmaal magaciisa oo buuxa iyo logo-gan asalka ah. Ilaali midabkiisa, qoraalkiisa iyo saamiga cabbirkiisa.

Bogagga rasmiga ah ee baraha bulshada