Page Setup
Sida loo helo link-ga Facebook Page-ka
Akhri tallaabooyinka
- Fur Facebook Page-ka ganacsigaaga, hana dooran profile-kaaga shakhsiga ah. Laptop-ka, link-ga ka copy garee address bar-ka.
- Telefoonka, raadi Share ama saddexda dhibcood, kadib dooro Copy link. Meesha badhanku yaallo waxay ku xiran tahay nooca app-ka.
- Fur link-ga aad copy garaysay oo hubi inuu yahay Page-kaaga. Link-ga dadweynaha ku soo dir WhatsApp-ka studio-ga.
