CREATE. MARKET. CONNECT.
About the Studio
Hab shaqo toos ah oo ganacsigaaga ka caawiya inuu si kalsooni leh u gudbiyo fariintiisa.

FOUNDER · DIGITAL MARKETERMy Certificates
Dahir Omar Mohamed
DAHIR DIGITAL STUDIO waxay isku keentaa qorshaynta social media, Meta Ads iyo nidaaminta bogagga ganacsiga. Waxaan la shaqeeyaa ganacsatada iyo ganacsiyada yaryar ee doonaya muuqaal digital oo cad, joogto ah.
Habkaygu wuxuu ka bilaabmaa fahamka hadafkaaga. Kadib waxaan ku heshiinnaa qorshe la fulin karo, shaqada si wadajir ah ayaan u hubinnaa, waxaana ka wada hadalnaa tallaabada xigta.
ClarityQorshe aad fahmi karto.
ConsistencyContent brand-kaaga la jaanqaada.
ConnectionHab fudud oo macaamiishu kula xiriiraan.
LET’S CREATE SOMETHING CLEAR
Aan ku wada hadalno WhatsAppTallaabada xigta waxay ka bilaabataa wada hadal.
Ii sheeg waxa ganacsigaagu u baahan yahay. Shaqada, baaxaddeeda iyo qiimaha waan ku heshiinaynaa ka hor bilowga.
