DAHIRDIGITAL STUDIO
CREATE. MARKET. CONNECT.

Qorshe cad. Muuqaal digital oo xooggan.

Social Media Management, Meta Ads iyo Page Setup xirfad leh oo ganacsigaaga ka caawiya inuu si kalsooni leh u muuqdo.

Shaqo la isla ogyahay. Xiriir toos ah. Warbixin daacad ah.
Dahir Omar Mohamed — DAHIR DIGITAL STUDIO
Dahir Omar MohamedFounder · Digital Marketer
SOCIAL MEDIAMETA ADSBUSINESS SETUPCONTENT PLANNING
ADEEGYADA AAN BIXIYO

Adeegyadeenna

Taageero wax ku ool ah oo ganacsigaaga ka dhigta mid nidaamsan oo la garan karo.

Eeg adeegyada
Sawirka DAHIR DIGITAL STUDIO ee samaynta iyo la-socodka Meta Ads
XAYEYSIISKA LACAGTA AH

Xayeysiisyada Meta

Dahir Omar Mohamed

Xayeysiis Facebook ama Instagram ah oo gaara dadka ku habboon ganacsigaaga.

Qiimaha$100.00bishii
Eeg adeegga
QOFKA KA DAMBEEYA STUDIO-GA

Ganacsigaagu wuxuu mudan yahay qorshe cad.

Waxaan ahay Dahir Omar Mohamed. Waxaan ganacsiyada yaryar ka caawiyaa nidaaminta bogagga, qorshaynta content-ka iyo sharaxaadda waxa ay bixiyaan. Hadafku waa shaqo waxtar leh oo macaamiishu fahmi karaan.

Wax badan iga ogow
DAHIR DIGITAL STUDIO welcome poster
EEG SHAQADA

Fariintaada ka dhig mid la garan karo.

Eeg content-ka brand-ka studio-ga iyo tusaale qorshe content oo toddobaadle ah. Faham fikradda shaqada: soo bandhigid cad iyo tallaabo xigta oo waxtar leh.

View Portfolio
HABKA AAN U SHAQAYNO

Hab cad, bilow ilaa dhammaad.

Mar walba waad ogaanaysaa tallaabada xigta.

01

Faham

Waxaan ka wada hadlaynaa ganacsigaaga, macaamiishaada iyo hadafkaaga.

02

Qorshee

Waxaan ku heshiinaynaa waxa la qabanayo, qiimaha iyo waqtiga.

03

Diyaari

Shaqada lagu heshiiyey ayaa la diyaarinayaa, lagunaula wadaagayaa hubin.

04

Hubi

Waxaan hubinaynaa shaqada, waxaana sharxaynaa tallaabooyinka xiga.

WAXYAABAHA LA IS WEYDIIYO

Su’aalaha inta badan la is weydiiyo.

Jawaabo cad ka hor inta aynaan bilaabin.

Sideen ku bilaabaa?

WhatsApp ii soo dir ama buuxi foomka Contact. Ii sheeg ganacsigaaga iyo adeegga aad u baahan tahay.

Adeeggu imisa ayuu ku kacayaa?

Qiimaha waxaa laguu sheegayaa marka baaxadda shaqada lagu heshiiyo. Khidmadda adeegga iyo miisaaniyadda xayeysiiska si gaar ah ayaa loo sharxayaa.

Ma ballanqaadaysaa iib la hubo?

Maya. Natiijooyinku waxay ku xiran yihiin waxa aad bixiso, audience-ka, miisaaniyadda iyo suuqa. Waxaan xoogga saaraynaa shaqo cad iyo warbixin daacad ah.

Ma u baahanahay account si aan kuu la xiriiro?

Maya. WhatsApp iyo email qof walba wuu isticmaali karaa. Account-ku wuxuu kuu sahlayaa kaydinta Billing Address, codsiga adeeg iyo la-socodka dalabka.

Somali ama English ma ku wada shaqayn karnaa?

Haa. Labada luqadood midda aad rabto ayaad ku xiriiri kartaa, luqadda website-kana waad beddeli kartaa.

Macaamiishu nagu kalsoon yihiin

Farxiyo Cabdulle

Farxiyo Wellness & Beauty

Mahadsanid. Wallaahi, ma aqaan abaalkaaga wax aan ku gudo. Waxaad iga caawisay sida aan ku heli lahaa macaamiisha saxda ah iyo Facebook Page sax ah. Waxaana helay natiijo wax ku ool ah.
Full case study
AAN FARIN CAD DIYAARINNO

Tallaabada xigta waxay ka bilaabataa wada hadal.

Ii sheeg waxa ganacsigaagu u baahan yahay. Shaqada, baaxaddeeda iyo qiimaha waan ku heshiinaynaa ka hor bilowga.

Aan ku wada hadalno WhatsApp